SHANTA WADO EE UGU KHATARTA BADAN DUNIDA
SHANTA WADO EE UGU KHATARTA BADAN DUNIDA
Habaysnaanta wadada iyo qaabkeedu muhiimad gaara bay u leedahay darawalka, khaasatan wadooyinka meer-meeraysta qofku ma garan karo dhamaadkooda ilaa iyo dhamaadkana xaalad aan la qiyaasi Karin buu qofku ku jiraa.
Halkaan waxaan idiinku soo bandhigaynaa wadooyinka ugu naxdinta badan ee darawalada ka yaabiyey. Waa muuqaalo wadooyin dadka jecel adventures-ku ay heli doonaan kuwa badana ay ka nixi doonaan markay indhohooda ku arkaan wadooyinkaan cajiibkaa!
Halkaan waxaan idiinku soo bandhigaynaa wadooyinka ugu naxdinta badan ee darawalada ka yaabiyey. Waa muuqaalo wadooyin dadka jecel adventures-ku ay heli doonaan kuwa badana ay ka nixi doonaan markay indhohooda ku arkaan wadooyinkaan cajiibkaa!
5. Bolivya
(Death Road)
4. Bayburt D915
Wadadaan naxdinta badan
sanadkii hore codayn ay samaysay “Dangerous Roads” natiijadeedii waxaa loo doortay
inay tahay wadada ugu khatarta badan dunida. Darawaladu wado ku dhawaad 110
kilomitir ah bay waxay ku khasbanaadaan inay meeraystaan 29 jeer.
3. Stelvio Geçidi
Markii kor laga eego
muuqaalkaan waxaad is oran karaysaa inuu yahay muuqaal aan caadi ahayn oo soo
jiidasho leh, laakiinse xaaladu sidaas maahan umana dhawa, waxaad ku khasbantahay
inaad la halgantid 49 jiiro. Mararka qaarkood waxaad ku khasbanaanaysaa inaad
wareegtid 180 digrii lakinse muuqaalkaas quruxda badan baa ku ilawsiin.
2. Yungas Yolu
Inkastoo meel dadka adventures-ka taageeraa tahay meel ay jecel yihin hadana waa meel tobaneeyo qof ay ka soo
dhacaan dhowr mitir naftoodana ay ku waayaan. Maadaama kor ay tahay hal seed
darawaladu badanaa sida sawirka ka muuqato saacado bay ku xayirmaan.
1. Guoliang Tüneli
Dhuuntaani waa mid aan
khatarteedu yarayn, lakiinse hadaan ka eegno dhinaca wanagsan waxaa muuqanaysa
inay tahay meel muuqaal qurxoon oo indhaha soo jiidanayso.





Comments
Post a Comment