Posts

Showing posts from May, 2016

Akhriska wanagsan iyo sida loogu raaxaysto akhriska qaybtii 2-aad

4. Raadi meel ku haboon in wax lagu akhriyo Hadii mar kasta oo aad wax akhrinaysid meeli ku cuncunayso amase meeli ku xanuunayso kuma raaxaysan kartid buugaad akhrisanayso! dooro meel nadiifa oo sharqan la'aan ah aadna diirada ku saari karaysid waxaad akhrinaysid. 5. Is deji Dhowr jeer qaado neefsasho qoto dheer intaadan wax akhriska bilaabin, sidoo kale cabitaan kululi agtaada ha yaalo si aad u cabtid, is dejintu waa hab cajiiba oo loogu raaxaysto waxyaalaha qaar. Hadii ay kugu adagtahay inaad hesho goob xasilloon isku day inaad ku akhrisato barandada ama baarkinada, goob hawada u furani markasta waa mida ugu fiican. 6. Fahan waxa aad akhrinaysid: mar kasta raadso heer kugu haboon, hadii aadan fahmayn ereyada ama oraahyada qaar, buuggaas waad ku caajisaysaa waadna ka niyad jabaysaa. 7. Ku xirnow sheekada : Is waydii dabeecadehee ayaad aad ugu riyaaqday? isku day inaad isku xirtid adoo barbardhigaya hiwaayadahaaga, hal-abuuradaada, waxaad jeceshahay iyo waxaad necebtahayba...

Sida loogu raaxaysto wax akhrinta Qaybtii 1-aad

✎ Sida loogu raaxaysto wax akhriska ✍ Waxaa si seyntifigeed loo xaqiijiyey in buugtu ay hagaajiyaan qaab hadalka, darajooyinka, fikrado abuurida iyo xitaa farxadaada. Iyadoo faa'iidoyinkaas qaaliga ah laga helo nasiib daro qof kastaa kuma raaxaysano akhrinta buugaagta taasoo aan u wanagsanayn mustaqbalkiisa akhriska. Wax akhrinta oo laga dhigto hiwaayad aad ku raaxaysatid wax kasta waxay ka dhigaysaa sida ugu wanagsan. Meel kasta waad aadi karaysaa adoo gacantaada buug ku sita, marka waa inaad daa'intaa akhriska hadaad rabto inaad ku raaxaysato akhrinta. Hadaba si akhriskaagu u noqdo mid ku farxad galinaya oo soo jiidasho leh waa inaad samaysaa 10-kaan talaabo : 1. Dooro Buug kugu haboon. waa maxay noocyada buugta aad xiisayso? Akhrinta waxaad xiisaynayso badanaa waa furaha inaad jeclaatid akhriska. Hadii aadan jeclayn keyga shukulaatada ka samaysan macneheedu maahan inaad wada neceb tahay keyg oo dhan. ahriskuna waa sidaas oo kale. 2. Waydii saaxiibadaa iyo qoyskaaga noo...

How to Develop Personality

Every person needs to develop his/her personality. Everyone would like for the people around them to respect them and admire them. Being organised is good for us. We should always try to be a role model for others. We could achieve this by the following steps: Step1. Be an early riser.Wake up early in the morning. Waking up before the sun rise is good for the health, but make sure to sleep reasonably early the night before, as being tired in the morning makes the whole day feel longer. Step2. Take a morning walk and try yoga or jogging. Enjoy the nature around you while jogging or walking, as it can make you feel more peaceful and energetic. Having time to yourself can help you figure, develop, and think about your personality. It also gives you time to relax. Step3. Enjoy your workout! If jogging and walking is not your workout then try something else, but make sure you enjoy it! Finding out what you enjoy and what you are good at can help you develop as a person. Step4. Smile and t...

Midabka cirka

Maalin qorexeed daruurana aysan jirin hadii aad cirka eegtid waxaad arkaysaa in cirku leeyahay midabka buluuga, laakiinse muxuu buluugga u yahay? Waligaa su’aashaas ma is waydiisay? Hadaba jawaabtu waa sidaan: Atmosfeerka inagu xeeran wuxuu ka kooban yahay %78 nitrojiin ah iyo %21 oksajiin ah inta soo hartay ee %1 uu yahay badankiis gaaska Argon iyo uumi biyoodyo. Sidoo kale atmosferka waxaa laga helaa quruubyo sida boodh, dambas iyo faxalka oo kale ah. Iftiinka ka yimaada qorraxda inta aysan ku kala jabin atmosfeerka waxuu u muuqdaa midabka cadaanka waxaana ku dhex jira dhamaan midabyada jeegaanta(spectrum) Isaac Newton isagoo 23 jir ayaa wuxuu tijaabiyey qol mugdi ah iftiinkii kasoo galayey dalool yar isagoo marinaya bayraamidh (pyramid) , wuxuuna arkay inay samaysmayso midabada jeegaantu. Falaaraha iftiinku marka ay soo galaan atmosfeerka quruubihii aan horay usoo sheegnay ee dhex sabaynayey marka ay isku dhacaan waxaa imaanaysa inay kala jabaan ayna halkii falaar ee cadaanka u m...
Your Website Title